Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

abeeso

(-ooyin, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Nooc halaqa ka mid ah, halis ah, gaabiya oo leh madax weyn, barabaro iyo neef ay isku difaacdo oo hadba ciidda ay ku nooshahay midabkeeda yeelato.

Erayo la-mid ah

abeer1. A. ah: qaalin geel ama lo'aad oo waqtiigii ay rimi lahayd…abeesabbadeedNooc mallay badeedka la mid ah oo abeesada u eg.abeesajilfaaleyAbeeso aad u weyn oo bakeylaha, sagaarada iyo ugaarta yaryar…abeesalugaleyBerribiyood afar addin, dabo dheer iyo harag leh oo yaxaaska…abeesaxambaarA. ah: ilmo ku jira marxaladdii gurguurashada.abeesowCudur maqaarka dadka ku dhaca oo u yeela barbaro kuwa abeesa…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms