Qaamuuska Asalka
aar
(-rar, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Libaax weyn oo lab. 2. Nin geesi ah. 3. Aargoosad.
Erayo la-mid ah
aaraa''yi.aaradLiid maro ah oo qurxin awgeed loogu tolo dacallada maryaha l…aaradeeMaro ama daah aarad u yeelid.aaradeysanWax aarad loo yeelay ahaansho (maro, daah iwm).aaradeysnaanld aaradeysnaansho.aaradeysnaansho/dh ld aaradeysnaan.aaran1. Geela intiisa aan weli gaarin da'dii uu ku rimi ama wax k…aarbax1. Ka aa.: qof eed loo haystay iska daaficid. 2. Ka aa.: qof…

