Qaamuuska Asalka

aarbax

(-xay, -xday; -bixi)
Falmg1

1. Ka aa.: qof eed loo haystay iska daaficid. 2. Ka aa.: qof ka aargudasho.