Qaamuuska Asalka
aammusdaran
(-rnaa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Wax aan aammusaynin (cid).
Erayo la-mid ah
aammus1. Hadal la'aan. 2. Shib. 3. ld aammusid.aammus1. Hadal joojin. 2. Wax sheegiddiisa ka gaabsasho.aammusanWax aan hadlayn ahaansho; shibban (cid).aammusdarnaanld aammusdarnaansho.aammusdarnaansho/dh ld aammusdarnaan.aammusiHadal, qaylo ama oohin cid ka celin. Tus. “Carruurta ka aamm…aammusidld aammus¹.aammusinld aammusis.

