Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

aammus

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Hadal la'aan. 2. Shib. 3. ld aammusid.

Erayo la-mid ah

aammusanWax aan hadlayn ahaansho; shibban (cid).aammusdaranWax aan aammusaynin (cid).aammusdarnaanld aammusdarnaansho.aammusdarnaansho/dh ld aammusdarnaan.aammusiHadal, qaylo ama oohin cid ka celin. Tus. “Carruurta ka aamm…aammusidld aammus¹.aammusinld aammusis.aammusnaanld aammusnaansho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms