Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

aadami

MagacLafdheeriUrursi

Macnaha

1. Dadka Eebahay dunida guudkeeda ku abuuray oo dhan. 2. Aadami ahaan. ld aadane, aadmi.

Erayo la-mid ah

aadaab1. Anshax iyo dhaqan wanaagsan oo cidi leedahay. 2. Anshax i…aadaamidld aadaan¹, aaddamid, aaddaan¹, eedaamid, eedaan¹.aadaan1. Ogeysiin cod dheer leh oo mu'addinku ugu yeero muslimiint…aadaan1. Cod dheer ugu yeerid muslimiinta waqtiyada salaadda. 2. …aadaminnimoAadami ahaansho. ld aadminnimo.aadaminnimo1. (fals.) Isku taxluujin ku xiran danaha aadamiga, anshaxii…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms