Qaamuuska Asalka
aadaan
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Ogeysiin cod dheer leh oo mu'addinku ugu yeero muslimiinta waqtiyada salaadda. 2. Ci' dheer oo neef riyo ahi uu sameeyo marka uu xanuunsado. ld aadaamid, aaddan¹, eedaan¹.
Erayo la-mid ah
aadaab1. Anshax iyo dhaqan wanaagsan oo cidi leedahay. 2. Anshax i…aadaamidld aadaan¹, aaddamid, aaddaan¹, eedaamid, eedaan¹.aadami1. Dadka Eebahay dunida guudkeeda ku abuuray oo dhan. 2. Aad…aadaminnimoAadami ahaansho. ld aadminnimo.aadaminnimo1. (fals.) Isku taxluujin ku xiran danaha aadamiga, anshaxii…

