Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

yumbo

(-baday, -batay)
Falmg3

Macnaha

Biyo dhex mukhuurasho. ld dhumbo.

Erayo la-mid ah

yumbashold dhumbad, dhumbasho, yumbad.yumbiWax biyo ku dhex mukhuurin. ld dhumbi, kumbi (2).yumbinld dhumbin, kumbin.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms