Qaamuuska Asalka
yoolyool
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Cayaaro dhawr ah oo ay dhallinyaradu dheelaan habeenkii ama maa- lintii waqtigana ku gaabsadaan, waxaana ka mid ah ciyaar labo goobood (yool) leh oo isaseemid (istaabasho) iyo orod ku badan. 2. ld yoolyoolid.
Erayo la-mid ah
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
