Qaamuuska Asalka

yaree

(-reeyay, -raysay)
Falg2

1. Qof fal samayntiisa dhimid. 2. Qof wax weyn ama tiradoodu badantahay wax yar ka dhigid. ld yareysii.