Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

yaboohso

(-saday, -satay)
Falg3

Macnaha

Qof cayr ah cid baryid.

Erayo la-mid ah

yabooh1. Dadka cayrta ah, baryada ay wax ku weyddiistaan; waxa kol…yabooh1. Ka y.: baadi meel shir ah ka naadin. 2. U y.: cid, cid ka…yaboohi1. Baadi la hayo shir ka baafin. 2. Yabooh weyddiin.yaboohidld yabooh¹ (2).yaboohinld yaboohis.yaboohsashold yabooh-sad, yaboohsi.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms