Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

yaacsan

(-naa, -nayd)
Falmg4

Macnaha

Dad, duunyo ama qalab wax kala firirsan ahaansho.

Erayo la-mid ah

yaac1. Dad, duunyo ama qalab kala firdhasho. 2. Ka soo y.: furuu…yaaciDad, duunyo ama qalab kala firdhin.yaacinld yaacis.yaacsanaanld yaacsanaan-sho.yaacsanaansho/dh ld yaacsanaan.
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms