Erayo la-mid ah
yaabAmakaag; irkig; abyan; fajac.yaab1. Ku y./ka y.: dhacdo qof sameeyey la fajicid. 2. U y.: wax…yaabbanaansho/dh ld yaabsanaan.yaabiKa y.: cid yaab ku abuurid.yaabidld yaabis².yaabinld yaabis¹.yaabis1. Y. ah: aan iidaan (ama goosaar) lahayn (cunto iwm); engeg…yaabsanWax yaab hayo ahaansho (qof). ld yaabban.

