Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xus

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Allabari cid dhimatay loo sameeyo. 2. Damaashaad loo sameeyo dhacdo taariikh leh.

Erayo la-mid ah

xusanWax la xusay ahaansho.xushle1. Orod laafyo badan. 2. Si xarrago iyo mardaaddi leh u soco…xushleeOrod xushle ah ordid.xushmadarroXushmo la'aanshada.xushmaynld xushma-dayn.xushmeeCid xushmo u yeelid. ld xushmadee.xushmoSharaf iyo wanaag laga kasbado bulshada dhexdeeda; xurmo; mu…xusli/mg2 (-iyay, -isay) 1. (f.g) Wax dhudhun ku cabbirid. 2. (f.…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms