Qaamuuska Asalka
xur
MagacLafdheeri
Macnaha
Weel yar oo wax lagu beego oo afar qursi qaada; suus; madaal.
Erayo la-mid ah
xurbiCaano iwm xurbiye ku walaaqid.xurbin1. Ul dheer oo afka ganto ku leh oo caanaha iwm lagu walaaqo…xurbiye1. ld xurbin¹. 2. Qaybta ku dhex wareegta matoor danab ama d…xurgufIska horimaad yar oo laba qof ama ka badan ka dhexeeya.xurgufsiiCid faraheeda xoog wax uga qaadid.xurmaysanWax xurmo leh ahaansho.xurmaysnaanld xur-maysnaansho.xurmaysnaansho/dh ld xurmaysnaan.

