Qaamuuska Asalka
xun
(-umaa, -umayd)Falmg4
Macnaha
1. Wax aan wanaagsanayn ahaansho. 2. Ka x.: wax aan raalli ka ahayn wax la sameeyey ahaansho. 3. Ku x.: wax, wax aad u jecel ahaansho.
Erayo la-mid ah
xundhurXuddun.xundhurCudur la is qaadsiiyo oo ku dhaca xiidmaha shuban dhiig iyo …xundhur-ameebeedJirro xiidmeed oo uu keeno noole borotosoo ah (entamoeba ist…xundhur-bakteeriyeedCudur ku dhaca xiidmaha oo uu keeno bakteeriyaha loo yaqaan …xundhuroQaraabo calaaqaad wanaagsani ka dhexeeyo.xunguruf1. Bahal ka mid ah bahalaha sheekooyinka lagu tebiyo hase ye…

