Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xortol

(-olay, -oshay)
Falg1

Macnaha

Laba maro iwm xortooda isku tolid.

Erayo la-mid ah

xortolanWax la xortolay ahaansho.xortolidld xortol¹.xortolnaanld xortol- naansho.xortolnaansho/dh ld xortolnaan.xortoloDhar, haan iwm dhexda ka tolasho.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms