Qaamuuska Asalka
xoonshinniyeed
MagacLafdheeri
Macnaha
Shinni fara badan oo meel ku wada nool.
Erayo la-mid ah
xoon1. Laxle. 2. Koox.xoonSooloji ahaan, koox xaya- waanka ka mid ah oo iskusinji ah o…xoonWadajir, wax ama meel isugu soo ururid, isu soo tuurid; sham…xoonsanWax meel ku uruursan ama tuursan noqosho.xoonsanWax meel ku uruuray ama tuursan ahaansho.xoonsanaanld xoonsa-naansho.xoonsanaansho/dh ld xoonsanaan.

