Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xiiq

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Neef xoog leh oo nafleyda qabata kolka in badan la ordo; xuurto. 2. Xiiqdheer; kix.

Erayo la-mid ah

xiiqdheerCudur qufac badan leh oo carruurta ku dhaca. ld kix.xiiqdheerCudur la isqaadsiiyo ee muddo gaaban, inta badanku dhaca car…xiiqleeAad u xiiqid.xiiqleyxiiqdheer.xiiqsanWax xiiqay ahaansho.xiiqsanaanld xiiqsanaan-sho.xiiqsanaansho/dh ld xiiqsanaan.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms