Qaamuuska Asalka

xiidan

MagacLafdheeri

1. Dhuunta cunnadu marto, inteeda u dhexaysa caloosha iyo afka saxaradu ka baxdo. 2. Cunnammareenka intiisa yaryar oo caloosha (godanta) iyo qab- sinnada u dhexaysa.

Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.