Qaamuuska Asalka
xig
MagacLafdheeri
Macnaha
Xaskul.
Erayo la-mid ah
xigaalQaraabo. ld xigaalo, xigto.xigmaatiQof xigmad badan.xigmadMurti.xigoGeestaan.xigo1. Neef dhowaan la maalay mar kale maalid. 2. Hadal, maanso …xigsiiWax meel ku sugan wax kale ag dhigid. ld xiji.xigsiisanAroosidda nin ooridii ka dhima- tay walaasheed arooso. ld xi…xigsinaynHab lagu raadiyo dhakhsaha uu hal xaddi doorsoome isla bedde…

