Qaamuuska Asalka
xiddig
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Wax iftiin leh oo hawada sare ku sugan oo aan dayaxa iyo qorraxda midna ahayn oo habeenkii kaliya la arko. 2. (riw.) Ninka koowaad ee loo xusho jilidda fili- mada, riwaayadaha iwm. 3. Qof cayaaryahan ah oo kooxdiisa aad uga muuqda. 4. Nasiib.
Erayo la-mid ah
xiddaysanWax xiddo loo yeelay ahaansho.xiddaysashoxiddaysi.xiddaysnaanld xiddaysnaansho.xiddaysnaansho/dh ld xiddaysnaan.xiddeeDhar iwm xiddo u yeelid.xiddig-cirifXiddigta laga arko kugta cirifka woqooyi, ee sidaas, lagu ca…xiddigasheegQof xiddigaha wax ka yaqaan oo ka faaliya. ld xiddigiye.xiddigdhul/dh Bahal yar oo wada qodax ah.

