Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xaydo

(-ytay, -ydatay)
Falg3

Macnaha

Maro la guntanyahay kor u qaadasho.

Erayo la-mid ah

xaydMaro iwm kor u qaadid.xaydaamoWax xaydaan u samaysasho.xaydaanOod ama dhismo wareegsan.xaydaanWax xaydaan loo sameeyay noqosho.xaydanMaro iwm wax la xayday ahaansho.xayddaanOod ama dhismo wareegsan.xaydhaynIsticmaalka saliidda, xaydha iwm, si loo yareeyo xoogga isli…xaydnaanld xaydnaansho.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms