Qaamuuska Asalka
xasili
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
1. Wax xasilloon ka dhigid. 2. Lacag iwm helid.
Erayo la-mid ah
xasiiginMiro yicibeed oo aan bislaan qardo ah.xasilAayar; miyir; tartiib.xasil1. Arrin iwm wax deggan noqosho. 2. Xoolo wax aayar u socda …xasildarroXasillooni la'aan.xasillanWax deggan ahaansho. ld xasilloon.xasillanaanld xasil-lanaansho, xasilloonaan, xasilloo-naansho.xasillanaansho/dh ld xasillanaan.xasilloonaansho/dh ld xasillanaan.

