Qaamuuska Asalka
xarriiqa-waqtiyeynta-caalamiga
(juqr.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Xarriq la mala awaalay oo caalamku isku raacay oo mara dhigta 180 , meelaha qaarkood oo magaalooyin lala raacay mooyaane. Marka darriiqdaas la gudbo iyada oo galbeed laga socdo barina loo socdo maalin ayaa lagu noqdaa; marka laga gudbo xarriiqdan lagana socdo bari loona socdo galbeed maalin dhan ayaa la lumiyaa.
Erayo la-mid ah
xarraanFaras wax aan hayin ahayn noqosho.xarraan1. Faras aan hayin ahayn. 2. (- nno, m.dh) Qof qaba mingis a…xarragaysanWax xarrago ka muuqato ahaansho.xarragaysiiCid aad u sharfid.xarragaysnaanld xarra-gaysnaansho.xarragaysnaansho/dh ld xarragaysnaan.xarrageeQof wax xarrago leh siin.xarrago1. Hab wixii arkaa u bogaan oo ama loo socdo ama loo qaato d…

