Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xaq

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Abbaar; daw; jid. 2. Wax maxkamad horteed ku caddaaday in qof lagu leeyahay. 3. Garsoor; caddaalad. 4. Run.

Erayo la-mid ah

xaq-codbixinta(qaan.) Xaqa loo dhiibto codka, gaar ahaan marka ay dadku do…xaqaanniQof aan dadka u kala eexan oo cid kasta mariya waxa ay mudan…xaqdarroEex; caddaalad xumo.xaqdhawrXishood iyo ixtiraam cid loo hayo.xaqdhawrCid ixtiraamid.xaqiijiWax xaqiiq ka dhigid ama xaqiiqdooda u dhabbaggelid.xaqiiqRun; dhab. ld xaqiiqo.xaqiiqatoNabar ka dhasha is xoqidda shafka iyo jeeniga neef geel ah o…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms