Qaamuuska Asalka
xaglagooye
(-yayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(xis.) Isku xirid geeso iska horjeeda. Tusaale ahaan, xaglagooyaha labajibbaarane waxa uu laba- gibbaranuhu u qaybiyaa laba saddexagal oo qumman. Marka laga hadlayo shaxan adke ah badanaaba salxaale, sallax xaglagooye waa kan dhexmara laba geftin oo aan deris ahayn.
Erayo la-mid ah
xagliU x.: shay xaggiisa u janjeerid; u iilasho; u eexasho.xaglisXag ka maalid, siiba dhanka bidix (xoolo).xaglisidld xaglis¹.xaglo-isqummiye(xis.) Lammaane xaglo ah oo wadartoodu tahay xagal qumman am…xaglo-istoosiya(xis.) Lammaane xaglo ah oo wadartoodu tahay xarriq toosan (…xaglo-talantaali(xis.) Lammaane xaglo isle'eg oo ay sammeeyaan laba xarriiqo…

