Qaamuuska Asalka
xaddiid
(-dyo, m.dh)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Curiye ka tirsan curiyayaasha kala guurka oo ku jira macdanno badan, gaar ahaan ogsaydhada (hamatayt iyo magnitayt) iyo kaarbooney- tyada; bir.
Erayo la-mid ah
xaddileh jiho iyo laxaad, waxaana ka mid ah barabaxa, kay- naanka…xaddiAwood; xoog.xaddi-foolwaa(xis.) Xaddi sida: cuf, dherer, waqti, cufnaan ama tamar oo …xaddi-roobaad(juqr.) Wadarta inta roob ah ee la dhigay meel waqti lagu si…xaddidXad u yeelid.xaddidanWax xad loo yeelay ahaansho.xaddidhaafWax qiyaastii laga rabay dhaa-fay.xaddidhaafsiiWax qiyaastii laga rabay dhaafsiin.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
