Qaamuuska Asalka
xaar
(-rar, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
Saxaro.
Erayo la-mid ah
xaaraamaynld xaaraan- timayn.xaaraamaysanWax la xaaraameeyey ahaansho.xaaraamaysnaanxaaraamaysan. ld xaa-raamaysnaansho.xaaraamaysnaansho/dh ld xaaraamays-naan.xaaraameeWax xaaraan ka dhigid. ld xaaraantimee.xaaraamiX. ah: nin aan xaaraanta ka dhawrsan.xaaraanWax aan shareecadu banayn oo xalaal ka dhigin; booli.xaaraannimoXaaraan ahaansho. ld xaaraantinnimo.

