Qaamuuska Asalka
wiifow
(-wyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Geed wareegsan oo fardo qoryo ah iyo kuraas lagu fariisto leh oo carruurta lagu ciyaarsiiyo. 2. Kursi meel ka laallaada oo carruurta lagu ruxo.