Qaamuuska Asalka
waxyeello
(-ooyin, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Dhibaato.
Erayo la-mid ah
waxyaqaanwaxgarad.waxyeelidDhibaato u geysashada cid dhibaato loo geysto.waxyeellaysanWax la waxyeelleeyey ahaansho.waxyeellaysnaanld waxyeellaysnaansho.waxyeellaysnaansho/dh ld waxyeellaysnaan.waxyeelleeCid waxyeello gaarsiin.waxyiFarriin uu Alle u soo dhiibo ambiyadiisa.waxyooIlaah waxyi cid wax ugu sheegid.

