Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

warshad

(-do, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Dhis makiinado waaweyn yaalliin oo alaabta ceeriin lagu farsameeyo. ld wershad.

Erayo la-mid ah

warshadaysanWax la warshadeeyey ahaansho.warshadaysnaanld warshadaysnaansho.warshadaysnaansho/dh ld warshadays-naan.warshadeeAlaab ceeriin warshad gelin.warsheegWar qarsoon sheegid.warsheegidld warsheeg¹.warsheekoWar in la qariyo layska ogaa oo dibadda loo saro.warsideWargeys.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms