Qaamuuska Asalka
waq
MagacLafdheeri
Macnaha
1. ld waaq. 2. Lifaaq xagga hore kaga daba karma magacuyaalka oo ka dhiga hawl weligeedba socota. Tus. “ Waqay, waqood”.
Erayo la-mid ah
waqafHanti maguurto ah oo Ilaah dartiis loo hibeeyay.waqafHanti maguurto ah Ilaah dartiis u hibayn (sida guri).waqal1. Daruur biyeysan. 2. Roob.waqcad1. Waxyeello weyn. 2. Goob dagaal taariikhdiisa la wada haya…waqdhaacXoolo Allabari dartiis u qalid.waqdhaacidld waqdhaac¹.waqdhaacinXoolo Ilaah dartiis loo qalo oo lagu ducaysto. ld waqdhaac¹.waqdhisDhismo meel laga taago oo lagu xusuusanayo qofdhintay oo qab…

