Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

wansiixi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Caano wansiix ka dhigid.

Erayo la-mid ah

wanshiirNafley daalid.wansiixCaano la lulayo oo subag ama firfir billaabay markaas.wansiixCaano la lulayo firfir ama subag yeelasho.wansiixidwaraarwansiixsanCaano la lulay wax wansiixay ahaansho.wansiixsanaanld wansiixsanaansho.wansiixsanaansho/dh ld wansiixsanaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms