Qaamuuska Asalka
wanqaari
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Qof dhibaato jir u geysasho. Tus. “Caasho wiilkii bay wanqaartay”.
Erayo la-mid ah
wanqarUgaar, xoolo iwm iyada oo uur-kujirta laga saarayo calool ka…wanqar1. (xis.) Guud ahaan, shaxan ama tibaax waxa la yiraahdaa wa…wanqarDhaawac halis ah.wanqaranWax la wanqaray ahaansho (nafley).wanqareed2. (xis.) Shaxan kasta oo loo qaybin karo laba qaybood oo mi…wanqarnaanld wanqarnaansho.wanqarnaansho/dh ld wanqarnaan.

