Qaamuuska Asalka
walwalsan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Ka w.: wax welwel hayo ahaansho. ld warwarsan, welwelsan, werwersan.
Erayo la-mid ah
walwal1. Layr qabow oo xilliyada qaarkood galabtii timaada; geyr. …walwalCid walbahaarid. ld warwar², welwel², werwer². 839walwaliwalwaliQof murugayn. ld warwari, welweli, werweri.walwalidld warwarid, welwelid, werwerid.walwalinld warwarin, welwelin, werwerin.walwalsanaanld walwalsanaansho, warwarsanaan, warwarsanaansho.walwalsanaansho/dh ld walwalsanaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
