Qaamuuska Asalka
waldaami
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Wax culus iyadoo labada dhinac la hayo kor u qaadid. ld walwaal.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.Macnaha
Wax culus iyadoo labada dhinac la hayo kor u qaadid. ld walwaal.