Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

wakiilo

(-iishay, -iilatay)
Falg3

Macnaha

Cid kale wakiil ka dhigasho.

Erayo la-mid ah

wakiNafley dhutin. 838wakiil(siyaa.) Qofka wax u xukuma sida boqorka.wakiilQof si sharci ah u maamula hawlo cid kale leedahay.wakiilnimoWakiil ahaansho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms