Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

wagaradee

(-deeyay, -deysay)
Falg2

Macnaha

Wagaradka u xirid ama giijin (faras). ld wegeredee.

Erayo la-mid ah

wagan1. Koox fardo ah oo meel wada jooga. 2. Xayn; koox.wagaradSuun kooraha fardaha docdiisa ka laadlaada, oo inta hoos iyo…wagaradeynld we- geredeyn.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms