Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

wadnabbaab

MagacLafdheeri

Macnaha

Dhicid iyo miyirdoorsan yar oo tabarxumo ama dhiigyaridu sababto.

Erayo la-mid ah

wadnafugCabsi aad u badan. ld wadnafow.wadnala'Qof cabsi badan ahaansho.wadnala'aan'. ld wadnala'aansho.wadnala'aansho/dh ld wadnala'aan.wadnaqabad1. W. ah: qof aad u dhib badan oo la karaahiyaysto. 2. ld wa…wadnaqabashold wadnaqabad (2).wadnaqabo1. Cid wadnaha xanuunayaa ahaansho. 2. Qof wadnaqabad ah aha…wadnaysanWax dhaawac halis ah qaba ahaansho.
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms