Qaamuuska Asalka
waddo-caanood
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Waddo isku xirta guriga iyo xerada geela. ld waddo-hunguri.
Erayo la-mid ah
waddac/mg1 (-cay, -cday) 1. (f.g) Cid sagootiyid. 2. (f.mg) Adoo d…waddac1. Lix beri oo sunno ah oo laga soomo bisha soonfur. 2. ld w…waddacidld waddac¹.waddanDhul leh xuduud, xukun iwm oo u gaar ah.waddaniQof waddankiisa aad u jecel.waddaninnimoWaddani ahaansho.waddaniyadJeclaan siyaasadda madax- banaan ee dalka.waddar1. Cid si khayaano ama xoog badan ku dilid. 2. Ambin; luggoy…

