Qaamuuska Asalka
wacad
MagacLafdheeri
Macnaha
Ballan adag oo la galo.
Erayo la-mid ah
wacaalWax jira; war; xog. Tus. “War iyo w. midna uma hayo”.wacaariGeed aan qodax lahayn oo leh mayrax iyo asal iyo miro la cun…wacadfurWacad la dhigtay oo la jabsho.wacadfurKu w.: ballan adag oo la galay ka bixid.wacadfuridld wacadfuryo.wacadqabeQof wacad u galay ka baxay oo inkaar qaba.wacalWiil aan meher xalaal ah ku dhalan. ld wecel¹.wacalGabar aan meher xalaal ah ku dhalan. ld wecel².
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
