Qaamuuska Asalka
wabaxsasho
MagacDhexdhexaad
Macnaha
ld wabxib.
Erayo la-mid ah
wabar1. Nin qolo ama tol madax u ah. 2. Mid quman, wanaagsan, suu…wabasNin gaaban oo bar yar.wabaxBiyo ka dhergidda (xoolo).wabaxXoolo biyo ka dhergid. ld wabaxso.wabaxguulW. ah: xoolo wabax ah oo baryey xeradoodii meel aan ahayn.wabaxsanWax wabxay ahaansho (xoolo).wabaxsanaanld wabaxsanaansho.wabaxsanaansho/dh ld wabaxsanaan.

