Qaamuuska Asalka
waajib
(-baad, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Shaqo go'an oo qof u xilsaaranyahay oo laga doonayo inuu guto. 2. Wax Alle amray oo lays faray oo ka tegiddiisu dambi yahay; faral; farli.