Qaamuuska Asalka

uuryaal

(-llo, m.dh)
MagacLafdheeri

1. Xanuunka ay ummushu dareento marka ilmasidaheedu isku soo uruurayo. 2. (-llo, m.dh) Uurjiif. 3. Wax indhuhu aanay qaban karin.