Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

uurow

(-oobay, -owday; -oobi)
Falmg1

Macnaha

Uur qaadid ama yeelasho.

Erayo la-mid ah

uuro1. Boor ama qiiq madow oo kacsan. 2. Biyo dhoobo ku qasantah…uuroowidXaalad uurqaadid, marka shahwada labku bacrimiso ukunta dhed…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms