Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

uur

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Inta u dhaxaysa bogga miskaha iyo laba kelliyood waxa ku jira: beerka, caloosha, xiidmaha iwm. 2. Ilma galeenka cunuggu ku jira kolka uu dusha ka muuqdo oo calool weyn u ekaado. 3. Laabta.

Erayo la-mid ah

uuraysoUur yeelasho.uurbaysXirmo qaad ah oo ka kooban dhawr laamood.uurdhagaxQare adag oo aan la jebin karin.uurdhagaxowUurdhagax noqosho (qare).uurdooxCunugga aan sida caadiga ah u dhalane bogga hooyadiisa laga …uuree/mg2 (-reeyay, -raysay) 1. Uur u yeelid (siiba naag aan la q…uurgubyooTiiraanyo aad ah dareemid.uurjiifIlmaha weli uurka ku jira.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms