Qaamuuska Asalka

uugo

(-ooyin, m.l)
MagacDhexdhexaad

Dhawaaq wiilka geela jiraa sameeyo markuu rabo inuu isu ururiyo. ld uujo.