Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

us

ed

Macnaha

Aamus!

Erayo la-mid ah

usduuroDhacdo taariikheed oo sooyaal ah, oo wax laga beddelay qaabk…uskagWasakh ku taal jir dad ama dhar. ld uskug.uskag-galeenJir dad meesha wasakh qabatinka leh.uskageeWax uskag u yeelid.uskagowUskag yeelasho.ustaadMacallin; bare. ld astaad.usurDhul jiq ah oo aan la mari karin.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms