Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ur

(-rar, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Wax sanku jecleysto ama necbaysto ee uu dareemo. 2. Qurun.

Erayo la-mid ah

uraaGeed-quwaax ur sillan oo aad u lifaaqoon leh: ur cayayaanka …uraadSaaca iyo waxtarka daaqu leeyahay. ld urshi.urdhacJihada dabayshu u socoto. ld urdhicid.urdufWax tabar daran oo aan muuqaalkiisu fiicnayn.ureed(baay.) Dareenka urta ama dariiqadda wax lagu uriyo; tani oo…urgumoUurkuhayn; cadaawad.urgunHoore adkaaday oo weel salkiisa ku haray, gufar.uri1. Wax urkooda dareemid. 2. Wax qurmin. Tus. “Kalluunkii bak…
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms